Waa guri qabow oo ku yaala xaafad nadiif ah Waxaa leeyahay qolaal wayn, waa guri laamiga u dhaw .. QEEBTA HOOSE Wuxuu ka koobanyhy 4 qol 3 suuli iyo kushiin casri ah QEEBTA SARE Wuxuu ka koobanyhy 4 qol 3 suuli iyo kushiin casri ah FG.Guriga waxuu kuyalaaa degmada C/Aziiz,Near Marinaayo