Archive

Waa guri kuyaalo meel amni ah kuna fiican degan ahaan kuna qancin doono wxiii fahfahin ah kala so xirir shirkada

82.5 m²
4 beds
1 bath

Waa guri qabow oo ku yaala xaafad nadiif ah Waxaa leeyahay qolaal wayn, waa guri laamiga u dhaw .. QEEBTA HOOSE Wuxuu ka koobanyhy 4 qol 3 suuli iyo kushiin casri ah QEEBTA SARE Wuxuu ka koobanyhy 4 qol 3 suuli iyo kushiin casri ah FG.Guriga waxuu kuyalaaa degmada C/Aziiz,Near Marinaayo  

200 m²
8 beds
6 baths